• Som-India Association Iftar Dinner 2024

    Java Coffee Java coffee, Mogadishu, Taleex, Hodan, Somalia

    Dhamaan Bahweynta Som-India Association Waxaa Lagu Wargelinayaa in Afurka Wadareedka Bisha Ramadaan uu inoo qabsoomi doono haduu Rabi idmo Java Coffee Halls  Maalinta Sabtida 27da Ramadaan 1444 Ku Beegan Sabti 6-da April 2024. Waxaa dhamaan xubnaha Ururka Som-India si Xushmadi leh looga rajeyneynaa inay ka soo qayb galaan Kulanka Afurka.   All members of Som-India […]