Welcoming Dinner to the President of Federal Republic Of Somalia and Som-India Alumni MPs
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Dhamaan Xubnaha kala duwan ee Som-india Association, Anigoo ku hadlaya Magaca Gudoonka iyo Xubnaha Ururka Som-india Association waxaa sharaf ii ah inaa idinku casuumo kulan soodhaweyn iyo hambalyen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheikh Maxamuud iyo mudanayaasha cusub Alumni-ga ee ku biiray Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kana mid […]