• Som-India Association Iftar Dinner 2025

    KARMEL HOTEL AND RESTAURANT KM4 KARMEL HOTEL AND RESTAURANT KM4, Mogadishu, Somalia

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته   Dhamaan Bahweynta Som-India Association Waxaa Lagu Wargelinayaa in Afurka Wadareedka Bisha Ramadaan uu inoo qabsoomi doono haduu Rabi idmo Hotel Karamel KM4  Maalinta Jimcaha 14da Ramadaan 1446 Ku Beegan Jimco 14-da March 2025. Waxaa dhamaan xubnaha Ururka Som-India si Xushmadi leh looga rajeyneynaa inay ka soo qayb galaan Kulanka Afurka. […]